Sections
 
Ku cusub Denmark Shaqada Waxbarasho Ururro Caafimaad Isla noolaasho iyo uur Dhaqanka Bulshada
You are here: Home
Document Actions
  • Send Facebook
  • Send Send
  • På dansk På dansk

FINFO cusub iyo warbixinno loogu talagalay dadka ajnebiga ee Denmark ku dhaqan

pige

FINFO waxa ay kuugu deeqeysaa warbixin la xiriirta xuquuqda, waajibaadka iyo fursadda aad ku leedahay mujtamaca deenishka.

Finfo waxaad ka helaysaa warar soomaali. Wararka caalamiga ah (halkan ka akhri) wararka Danmarkna (sii eeg eeg boggan)

FINFO waxa ay kaa jaahil bixineysaa sideed mowduuc oo hadda dadka ajnebig ah ee ku dhaqan Denmark ay aad u hadal hayaan.

Waxa aan wadashaqeyn la leenahay ururro iyo hay’addo dawladdeed oo aad u badan. Sidaa darteed waxa aad finfo.dk ka heli kartaa maqaallo ku qoran luuqaddo kala duwan kuwa ugu dhameystiran iyo buuggaag yaryar oo loogu tala galay dadka ajnebiga ah ee Denmark ku dhaqan.

Waxaa kale oo aad si toos u geli kartaa oo gujin kartaa degmadaada si aad u aragtid waxa ka socda xaafadda aad degan tahay.

Haddaad faallo ka bixinayso ama soo jeedinayso talo la xidhiidha bogga af soomaaliga ah ee finfo.dk, fadlan waxaad kala soo xidhiidhaa tafatiraha soomaaliga somali@finfo.dk.