|
Naafo

Xubin ka noqo urur naafeed oo:
- wax ka ogow naafanimadaada.
- hel latalin la xidhiidha fursadahaaga magdhowga, dawaynta iyo caawimada iwm.
- la kulan dad kale, oo ku jira xaalad taada la mid ah.
- ka qaybgal dhaqdhaqaaqyo badan, oo kordhin kara tayadaada iyo fursadahaaga waxbarashada iyo shaqada.
- ka qaybqaado hawlo badan oo iskaa wax u qabso ah, oo aad wax ku tari karto fursadaha dadka naafada ah.
(Isha warka: Ururrada naafada oo cid kasta leh – xataa qolyaha laga tirada badan yahay. Faahfaahin dheeraad ah ka akhri)
Halkan ka eeg liiska ururrada naafada (deenish).
|
|
|