Sections
 
New in Denmark Work Education Organisations Healthcare Relationships and Family Culture Society
You are here: Home Dhaqanka Rugkutubeedyada Bibliotek.dk (Somali)
Document Actions
  • Send Facebook
  • Send Send
  • På dansk På dansk

Ka dhex raadi mawduucyada la soo xulay ee bibliotek.dk:

Ka raadi "bibliotek.dk"

Hoy’ga internetka ee bibliotek.dk waxa aad dhamaan maktabadda bulshada iyo maktabaddaha cilmibaarista ee Denmark ka heli kartaa oo aad ka dalban kartaa buuggaag, heeso, filimaan iyo waxyaall kale oo badan.

Kama dalban kartid bibliotek.dk waxyaallo aan ku qorneyn bibliotek.dk. Haddii aad waxyaallo kale u baahan tahay la xiriir maktabadda xaafadaada.

Haddii aad u baahan tahay caawin ku saabsan bibliotek.dk waxa aad ka heli kartaa maktabadda xaafaddaada.

Sii akhri ...

Ka dhex raadi mawduucyada la soo xulay ee bibliotek.dk: