Sections
 
New in Denmark Work Education Organisations Healthcare Relationships and Family Culture Society
You are here: Home Danmark - oo luqaddaada ku qoran
Document Actions
  • Send Facebook
  • Send Send
  • På dansk På dansk

Danmark - oo luqaddaada ku qoran

pige

20.12. 2011

Vi kan ikke længere garantere for at oplysningerne på www.finfo.dk er opdaterede og retvisende.

 

Redaktionen

redaktionen@finfo.dk
_______________________________________________________

FINFO waxaad kala socon kartaa mawduucyada markaas taagan, ee khuseeya dadka cusub ee deggan Danmark.  Finfo.dk waxay kuugu deeqaysaa warar la xidhiidha xuquuqdaada, waajibaadkaaga iyo fursadaha aad ku dhex leedahay bulshada deenishka.

Waxa kaloo aad halkan ka helaysaa qoraallo iyo buugyareyaal dhammaystiran oo la ururiyay, oo ku qoran luqado badan, kuwaas oo ay iska kaashadeen ururro iyo xafiisyo badan oo dawladda ahi.

Waxa kale oo aad dooran kartaa degmada aad deggan tahay, oo aad kala socon karto arrimaha lookalka ah ee ku saameeya.

Wararka Soomaaliya