Habka kaar-shaqeedkaUjeedada habkan loo yaqaan kaar-shaqeedka waxa weeye, in shirkaddaha ay u fududaato in ay kaar shaqo u soo saaran qofka ajnebi ah oo leh xirfad iyo aqoon aad loogu baahan yahay. Tusaale ahaan Dhakhtarro, kalkaaliye dhakhtareedyo, Farsamoyaqaano IT ah iyo injineero Af: Deenishka link-adressen er: http://www.nyidanmark.dk/da-dk/Ophold/arbejde/jobkort.htm |