Sections
 
New in Denmark Work Education Organisations Healthcare Relationships and Family Culture Society
You are here: Home Linksamling-so Arbejde-so Hagidda shirkadaha

Hagidda shirkadaha

Faahfaahino la xidhiidha xeerarka iyo qawaaniinta dhenmaarig ee khuseeya marka la asaasayo ama la maamulayo shirkadaha. Waxa lagu muujinayaa meelaha ay suuragal tahay in laga helo maalgelin. Mowduuc kastana si kooban baa loo sharxayaa, iyadoo la tilmaamayo meelaha laga heli karo wararka iyo talooyinka. Af: Deenishka

The link address is: http://www.startvaekst.dk/