Dhenmark waxay yeelatay signal tv oo cusubSidaas awgeed signalka tv-ga hadda la isticmaalo ee analogga ah waxaa anteenayaasha laga saarayaa saqda dhexe ee 31ka oktoobar 2009. Markaas ka dibna signallada tv-gu waxay wada noqonayaan dhijital. نشانی پیوند این است: http://www.detnyetv-signal.dk/soamali.aspx |