|
Danmark Radio wuxu la sameeyay Statsbiblioteket iskaashi la xidhiidha wararka oo lagu baahiyo luqadaha ugu waawayn ee ajinebiga: soomaali, ingiriisi, turki, carabi, boosni iyo urduu
DR Nyheder ayaa soo xulaya wararka la baahinayo, halka xarunta rugkutubeedka qalabixinta ee Statsbiblioteket-ku tarjumayso wararka. Sidaas DR ayaa ku qoray Warbaahin qoraal ah ay tebiyeen 4 tii sebtambar. Wararka ugu muhiimsan maalintaas oo af soomaali ah, waxaad ka akhriyi kartaa boggan ama dr.dk nyheder dabadeed andre sprog - somali iyo tekst tv bogga 185.
|
|
|